1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay dulkeedka degmada Waajid ee gobalka Bakool, kaasi oo khasaare geystay. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu magacaabay xoghayaha Joogtada KMG ee Wasaaradda Arimaha gudaha iyo Federaalka. Xilkaan waxaa loo magacaabay Yaxye Cali Ibraahim…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Ee Gobalka Hiiraan Oo Beeniyay In Ay Baneeyeen Deegaanno Ka Tirsan Gobalkaasi Taliska ciidanka Xoogga dalka ee gobalka Hiiraan ayaa waxba kama jiraan ku sheegay hadal kasoo yeeray Taliyaha AMISOM ee gobalada dhexe, kaasi oo ku aadan in ciidamada dowladda iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Baraawe Oo Laga Shiray Degmada Baraawe ee gobalka Shabellah Hoose waxaa ka dhacay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen waxgaradka iyo maamulka degmadaasi, kaasi oo looga hadlayay amniga degmada. Xuseen Barre Maxamed oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Degmada Garbahaarey Ee Gobalka Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad laga baqayo in dagaal ay sababto, taasi oo u dhaxeysa ciidamo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska AMISOM Ee Hiiraan Oo Dacwo Ka Ah Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Aan Ka Tirsaneyn Taliskooda Taliska AMISOM ee gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan Itoobiya, islamarkaana aan ka mid ahayn howlgalkooda, kuwaa oo dhawaan faarujiyay deegaanno laga qabsaday Al-shabaab. Taliyaha guud ee ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Shire “Wixii Ka Dhacay Jubbooyinka Dowladda Ayaa Mas’uul Ka Ah” Siyaasi Cabdi Shire oo ka mid ahaa saxiixayaashii Nadeynta Kismaayo, wakiilna u ahaa Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa sheegay in wax walba oo ka dhaca gobalada Jubooyinka ay mas’uul ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Dib u Habeyn Ku Sameynaya Ciidamada Maamulkiisa Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in dib u habeyn ballaaran uu ku sameynayo ciidamada maamulka Koonfur Galbeed, kuwaasi oo wax ka qaban doona amniga gobalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo u Digtay Puntland War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa loogu digay maamulka Puntland oo lagu eedeeyay arrimo badan. Waxaa lagu eedeeyay Puntland in ay hubeynayso…
9 daqiiqo Sheeko:War Mooshinka Xildhibaannada Iyo Qodobada Dastuuriga Ah Ee Lagu Haysto Madaxweynaha Xildhibaanada Federaalka ee Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay cuskadeen qodobo Dastuuri ah oo ku jira dastuurka Federaalka Soomaaliya. Hadaba Goobjoog News ayaa baaritaan dheer ku…