Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay Degmada Baraawe Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal waxa ay ka sameeyeen degmada Baraawe ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo dhowr qof lagu qabtay. Howlgalkaan ayaa bilawday habeenkii xalay ahaa iyadoo illaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Jubbaland Oo Khudbado Kahor Jeediyay Baarlamaanka Maamulkaasi (Sawirro) Musharrixiinta u tartamaysa qabashada xilka madaxtinimo ee Jubba ayaa maanta baarlamaanka maamulkaasi ka horjeediyay khudbadahooda musharraxnimo. Illaa Afar musharrax ayaa u taagan qabashada xilkani, waxaana maalinta berrito ah lagu wadaa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Kismaayo Waa La Wada Eegayaa! Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxaa maalinta berri ah kuna beegan 15-ka August la filayaa in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Jubbaland, waxaana xilikaasi u taagan Afar Musharrax. Guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Jubbaland Oo Maanta Khudbado Jeedin Doona Musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa maanta la filayaa in khudbadahooda ay ka horjeediyaan baarlamaanka Maamulkaasi, waxaana musharrax walba uu soo bandhigi doonaa qorshahiisa. Afar Musharax ayaa xilkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesow Oo Ka Horyimid Doorasho Ka Dhacda Jubbaland Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa gabi ahaanba diiday in doorasho ay ka dhacdo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, isaga oo sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sakariye Xaaji Cabdi “Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Wey Ku Fashilmeen Dalkooda” Siyaasiga Sakariye Xaaji Cabadi oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay hadda ku fashilmeen siyaasadda dalka, isalamarkaana aysan moodin in siyaasadda iyo Kursiga laga dhex raadiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hore Oo Ka Digay Mooshinka Laga Keenay Madaxweyne Xasan Wasiirkii hore ee waxbarashada dowladdii KMG ahayd Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa sheegay in uu dalka dib u dhac u keenayo Mooshinka ay Xildhibaanadu ka gidbiyeen Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Gobalka Mudug Oo Ka Digay Dagaal Sokeeye Oo Gobalkaasi Ka Dhaca Culimada gobalka Mudug ayaa ka digay in dagaal sokeeye uu ka dhaco gobalkaasi, kaasi oo ay sheegeen hadii uu dhaco in dhibaato badan ay cid walba soo gaari karto. Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masjidka Arbaca Rukun Ee Magaalada Muqdisho Oo Dib Loo Dayactirayo Hay’adda Isra ee laga leeyahay dalka Turkiga ayaa dib u dayactir ku sameynayso masjidka Arbaca Rukun oo ka mid ah Masaajidda ugu waqtiga dheer ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Awqaafta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Ka Tirsan Galgaduud Oo Laga Soo Sheegayo Dhibaatooyin Dhanka Nolosha Ah Deegaanno ka tirsan gobalka Galgaduud ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay ka taagan tahay dhibaato dhanka Nolosha ah, iyadoo meelaha qaar aysan ka jirin xarumo bulshada loogu adeeggo. Deegaanada kala…