1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Gabiley Oo Ka Cabanayan Daanyeerro Dhib Ku Haya Dadka Iyo Duunyada Cabsaho Ballaaran ayaa kasoo yeeraysa qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan deegaannada maamulka Somaliland, taasi oo ku aadan Daanyeerro badan oo weerar ku ah Dadka iyo Duunyada. Inta badan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Yaa Mooshin Iyaga Ka Keenaya?! Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddonka sare ee baarlamaanka waxa ay u gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Tiro ahaan xildhibaanadaan waxa ay ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Taliyaha Nabad Sugidda Baydhabo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa Digreeto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay taliyaha cusub ee Nabad sugidda magaalada Baydhaba. Maxamed Isaaq Ibraahim (Aflow) ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooshinkii Laga Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh (Akhriso) Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka gudbiyay mooshin madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, si xilka looga qaado. Xildhibaan Cabullaahi Goodax Barre oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Howlgelinta Hotel Curubo Oo Ku Baxayso 65 Milyan Oo Doolar Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u habeyn ballaaran lagu sameyn doono dhammaan xarumaha dowladda ee ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay, wixii ka dambeeyay burburkii dowladda dhexe. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Caan Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Shabellaha Hoose Wararka laga helayo deegaanka Golweyn ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dil loo geystay ganacsade caan ah oo la sheegay in aad looga yaqaanay…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Goodax “Madaxweynaha Waxaa Lagu Eedeeyay In Uu Jebiyay Dastuurka Qaranka” Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan mudanaaashii geyay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Madaxda Bankiga Dhexe Kala Hadlay Qorshaha Sameynta Lacag Shilin Soomaali Ah Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, isagoo u kuurgalayey habsami u socodka hawlaha bankiga. Madaxweynaha ayaa waxaa halkaasi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Dhalinyarada Adduunka Oo Maanta Laga Xusay Magaala Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay maalinta dhalinyarada Caalamka, taasi oo mas’uuliyiin badan ay ka qeybgaleen. Munaasabaddaan waxaa goobjoog ka ahaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Diray Hambalyo Ku Aadan Maalinta Dhalinyarada Aduunka Baarlamaanka dhalinyarada Soomaaliya ayaa guud ahaan dhalinyarada caalamka, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed waxa uu u diray Hambalyo ku aadan munaasabadda 12-ka August oo ku beegan maalinta dhalinyarada Aduunka. Gudoomiyaha Baarlamaankaasi…