2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caafimaadka “Soomaaliya Sanad Laguma Arag Kiiska Cudurka Dabaysha” Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka ee WHO iyo qeybta arrimaha beni’aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Cabasho Ka Ah Maamulka Gobalka Banaadir Oo Maanta Dibadbax Ka Dhigay Muqdisho Shacab farabadan ayaa maanta dibad bax ka dhan ah maamulka gobalka Banaadir waxa ay ka dhigeen degmada Wadjir ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan halka loo yaqaano Buulo Tikniko. Dadkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Milatariga Somaliland Oo Dil Iyo Dhaawac Ka Geystay Magaalada Boorama Warar goor dhaw naga soo gaaraya magaalada Boorama ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Somaliland uu rasaas ku furay Taliyahii aagga galbeed ee Miltariga maamulkaasi iyo ilaalo la socotay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Oo War Kasoo Saartay Shaqaaqadii Ka Dhacday Hargeysa Wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka Somaliland ayaa ka hadashay Shaqaaqo habeen kahor ka dhacday magaalada Hargeysa, taas oo u dhaxeysay dad shacab ah iyo ciidamada Booliiska. Wasiirka wasaaradaasi Cali Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Korneel Cabaas Gurey Oo Loo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Jubbaland Ee Gedo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu taliyaha ciidamada Jubbaland ee Gedo ugu magacaabay Korneel Cabaas Ibraahim Gurey, iyadoo taliye ku xigeenna loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ku Wajahan Degmada Diinsoor Oo Dhawaan Lagala Wareegay Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa socod ku maraya qaar ka mid ah degmooyinka iyo deegaanada gobalka Baay, isaga oo arrimo badan u kuur galaya. Shariif Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Halgan Oo La Geeyay Isbitaalka Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Isbitaalka magaaladaasi lasoo gaarsiiyay dadkii shalay ku dhaawacmay Qarax Miino oo ka dhacay deegaanka Halgan ee gobalkaasi. Maamulka Isbitaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Mudug Deegaanno badan oo ka tirsan gobalka Mudug ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay ka jirto Biyo la’aan aad u baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Deegaanka Bacaadweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Hilowle Aadan Oo Ka Mid Noqday Musharraxiinta Jubbaland Hilowle Aadan Maxamed oo ka mid ahaa xildhibaanada baarlamaankii KMG ahaa, kana mid ah aas aasayaashii maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxa uu kaga dhawaaqay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Miino Oo Maanta Ka Dhacay Deegaanka Halgan Ee Hiiraan Deegaanka Halgan ee Gobalka Hiiraan ayaa maanta waxaa ka dhacay Qarax Miino, kaasi oo sababay Khaasaare dhaawac u badan oo soo gaaray dad shacab ah. Goob Maqaaxi ah oo dadka…