1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Degmada Bardaale Kula Kulmaya Saraakiisha Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay degmada Bardaale ee gobalka Baay, halkaasi oo kulamo uu kula leeyahay saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Puntland “Askarigii Aan Ku Arko Isaga Oo Ku Qayilaya Meel Shaqo Waa Ruqso” Taliyaha cusub ee ciidamada Booliiska maamulka Puntland Cabdirisaaq Maxamed Yuusuf Afgaduud ayaa maanta digniin siiyay ciidamada Booliiska maamulkaasi iyo saraakiishooda, taasi oo ku saabsan in aanay Qaad ku cuni karin…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shariif Cabdalla Oo Dhaliilay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamay hadal shalay kasoo yeeray wasiirka Waxbarashada kaasi oo ah in dowladda ay miisaanto ardayda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Asluubta Ee Gobalka Hiiraan Oo Ka Warbixyay Weerarkii Lagu Qaaday Xabsiga Baladweyne Taliska ciidamada Asluubta ee gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar habeenkii xalay ahaa ay Xarakada Al-shabaab ku qaadeen xabsiga dhexe ee magaalada Baladweyne. Taliye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Degmada Afgooye Oo Lagu Billaabay Dayactir Maamulka demada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay billaabeen dayactir lagu sameynayo dhammaan wadooyinka ugu muhiimsan ee degmadaasi. Cumar Maxamed Muuse oo ah xoghayaha maamulka degmada Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Looga Shakiyay Al-shabaab Oo Lagu Xiray Kenya Ciidamada Dalka Kenya ayaa qabtay Laba qof oo ay sheegeen inay uga shakiyeen in ay ku biiraan Xarakada Al-shabaab. Labadaan qof ayaa lagu kala magacaabaa Salma iyo Sakariye Omwenga, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Baaritaan Ku Sameynaysa Shacabkii Lagu Dilay Halgan Taliska AMISOM ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan shacab maalin ka hor ay ciidamada Itoobiya ku dileen duleedka deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan. Taliyaha ciidamada AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Koox Hubeysan Oo Weerar Ku Qaadday Xabsiga Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahaa weerar lagu qaaday Xabsiga magaaladaasi. Koox hobeysan oo la sheegay in ay ka mid ahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Magaalada Hargeysa Oo Rasaas Khasaare Geysatay Ku Furay Dad Shacab Ah Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa ku waramaya in habeenkii xalay ahaa uu isku dhac dhex maray ciidamada Booliiska ee magaaladaasi iyo sidoo kale dad shacab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan: Turkiga Waxa Uu La’yahay Dowlad Kala Shaqeysa Mashaariicda Ay Dalka Ka Wadaan Guddoomiyahii hore ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ku ammaanay dowladda Turkiga in wax badan ay ka qabatay adeegyada bulshada ee magaalada Muqdisho, balse ay la yihiin dowlad…