2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo La Dagaallamaya Musuqmaasuqa Agaasimaha Hay’adda Asteenta maamul wanaagga Puntland Cabdiraxmaan Guureeye ayaa sheegay in maamulkooda uu usoo jeysatay sidii looga hortagi lahaa in uu baaho musuqa, loona baahin lahaa maamul wanaagga. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaban Qaabada Doorashada Jubbaland Oo Laga Dareemayo Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaa si aad ah looga dareemayaa diyaar garowga loogu jiro doorashada madaxtinimada Jubbaland e la filayo in 15-ka bishaan ay ka dhacdo magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Marka Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Dagaal qaab beel u abaabulan ayaa shalay waxa uu ka dhacay magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaaladdaan oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Gobalka Shabellaha Hoose Ka Billaabay Howlgallo Lagu Qaadayo Isbaarooyinka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa deegaanno badan oo ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, waxa ay ka bilaabeen howlgallo lagula dagaallamayo kooxaha dhigta Isbaarooyinka. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtida Somaliland Oo Diiday Codsi Kaga Yimid Madaxweyne Siilaanyo Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta diiday codsi uga yimid madaxweyne Siilaanyo, ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa. Codsiga uu soo jeediyay Siilaanyo ayaa ahaa in Golaha ay wax…
5 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso Goobjoog FM Oo Wareysi gaar Ah La Yeelatay Nicholas Kay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News waxa uu kaga hadlay arimo badan oo xasaasi ah. Kay ayaa mar…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay “Soomaaliya Horumar Ayeey Ka Sameysay Arimo Badan Oo Jiray” Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News waxa uu kaga hadlay arimo badan oo xasaasi ah. Kay ayaa mar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal Khasaare Geystay Oo Ka Socda Magaalada Marka Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal beeleed, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaalkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Xabsiga Dhigay Wasiirka Caafimaadka Jubbaland Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay xabsiga dhigeen gabal dhacii shalay, wasiirka caafimaadka maamulka Jubbaland. Wasiirka oo lagu magacaabo Xasan Daahir Yarow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Qaarkood Gaaray Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa gaaray qoysas badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Dadkaan ayaa ka mid ahaa, dadkii kasoo degay…