U bood dhigaalka

Axmed Yuusuf Cabdulle oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Galmudug

Ogoosto 6, 2017

Warqad kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug Axmed Yuusuf Cabdulle.

Warqaddan oo kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha 15-kii July, 2017, oo xilli dhaw saxaafaddu heshay ayaa waxaa ku saxiixnaa Madaxweyne Xaaf, waxaana ay u qorneyd sidan:

Rugta-ganacsiga-galmudug-cropped-2-322x468