Baarlamaanka oo Sabtida u Ballansan Ansixinta Heshiiska Doorashada Xildhibaannada 2021

Tallaabo ka dhalatay isafgardkii dhexmaray labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa berri oo sabti ah lagu wadaa in baarlamaanka oo wadajira la horkeeno heshiiska ay madaxdu ku gaareen arrimaha doorashada.

Qoraal loo diray goordhow ayaa loogu sheegay in ajendaha shirka berri uu yahay “U codeynta heshiiskii siysaadaeed ee jiheynta doorashada xildhibaannada BF ee 2020/2021.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW