Baarlamaanka Puntland oo Dib u Dhigay Ka Doodista Heshiiskii DP-WORLD

Xildhibaannada golaha wakiillada maamulka Puntland oo maanta doo adag ka yeeshay heshiiskii Puntland ay la gashay shirkadda DP-WORRD, kaas oo lagu hormarinaayey dekadda magaalada Bosaso ayaa dib loo dhigay.
Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa intii kulanka uu socday ka dhageystay warbixinta Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino) kadib su’aallo ka weydiiyay arrinta Dekadda.
Xildhibaannadda Golaha Wakiillada maamulka Puntland ayaa yeeshay dood, ka dibna waxaa cod loo qaaday dib u dhigista qodobka Ajandaha ee Dib u eegista heshiiska P&O Ports ( DP-WORLD) illa Kalfadhiga 47-aad ee golaha.
Goobjoog News
best erectile dysfunction supplement
cheapest erectile med
erectile disorder causes
cheapest erectile dysfunction
best erectile dysfunction pills online
erectile function after prostate cancer
erectile ring walmart
erectile cream for me
erectile definition