U bood dhigaalka

Baraawe: Liiska Musharixiinta 13 Kursi Oo La Shaaciyay

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfurgalbeed ayaa shaaciyay liiska musharixiinta 13 kursi kuwaas oo doorashadooda dhawaan la qabanayo.

Doorashada kuraastaan ayaa 10-ka bishaan ka dhaceyso magaalada Baraawe ee xarunta maamul gobaleedka Koonfur galbeed.