U bood dhigaalka

Laba Musharrax oo Mucaarad ah oo Isgu Soo Haray Wareega 2-aad Ee Doorashada Ku-xigeenka Koowaad

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa goordhow soo idlaatay doorashada guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federalka ah ee Soomaaliya, waxaana wareegii labaad u gudbay musharraxiinta kala ah.

1: Xildhibaan Maxamad Cali Cumar Caana nuug oo helay 58 cod

2: Xildhibaan Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar oo heshay 52.

3:Xildhibaan Maxamed Wali 59 cod.

4:Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo heshay 21 cod.

Waxaa tartanka wareega labaad ka tanaasulay Khadiijo Maxamed Diiriye  iyo Cabdixakiin Cadow Xeydar, waxaana si toos ah wareega ugu damnbeeyo ee sedexaad u gudbay musharraxiinta kala ah Maxamad Cali Cumar Caana nuug oo helay iyo Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar oo heshay, tii oo ay jirto in Xeydar uu u tanaasulay Sacdia

Goobjoog News