U bood dhigaalka

Cabdiraxmaan Odowaa oo Mar Kale Noqday Xildhibaan Golaha Shacabka

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa mar kale kusoo baxay matalaadda kursiga a #HOP069 kadib doorasho goordhow ka dhacday magaalada Galkacyo ee xarunta Mudug.

Cabdiraxmaan Odowaa ayaa ka mid noqonaya xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah 11-aad ee kasoo galay maamul goboleedka Galmudug.

Goobjoog News