U bood dhigaalka

Cali Guudlaawe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay

Sheeko:Baarlamaanka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo gaaray magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana siweyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee   Aadan Cadde.

Xildhibaanno kala tirsan labada gole, masuuliyiin dowladda ah iyo qeybaha bulshada caasimadda ayaa qeyb ka ahaa qeyb ka ahaa soo dhoweynta loo sameeyay , waxaana uu ka qeyb galayaa doorashada madaxweynaha dalka.

Dowlad goboleeka Hirshabeelle ayaa shalay soo gabagabeeyay doorashada ggolaha shacabka Baarlamaanka federlka Soomaaliya, waxaana lagu in Muqdisho ay ka dhacdo 15-ka May doorashada madaxeynaha 10-aad.

Goobjoog News