Warbixin Gaar ah
-
amaanka
Sidee Rooble ku Qaadan Karaa Kaalinta Hoggaamineed Ee Marxaladda Kala-guurka?!
Baajinta uu ra’isul wasaaraha xil gaarsiinta Maxamed Rooble baajiyey dibadbaxyadii Jimcaha iyo heshiiska dab biyo ku shubidda ahaa ee uu…
Read More » -
amaanka
Maxay Tahay Ajendeyaasha Ay Kala Wataan Dowladda iyo Mucaaradka ee Shirka Décalé?
Waxaa maanta lagu wadaa in dhinacyada dowladda federaalka ah iyo musharaxiinta ay ku kulmaan magaalada Muqdisho si xal looga gaaro…
Read More » -
amaanka
Villa Somalia: Farmaajo oo Wadahadal La Leh Maamul Goboleedyada Taageersan
Waxaa hadda Villa Somalia ka socda shir u dhaxeeya madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle…
Read More » -
amaanka
DF: Casuumaadda Waxaa Aqbalay Dhammaan Maamul Goboleedyada Marka Labo Laga Reebo
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo qoraal soo saartay, lana hadashay dalalka beesha caalamka ayaa sheegtay iney iskudeyday hirgelinta heshiiskii September…
Read More » -
amaanka
DF: Hadalka Imaaraadka Waa Mid Waxyeelaya Qarannimada iyo Jiritaanka dalka
Wasiirka warfaafinta ee Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in warqad Imaaraadka ka soo baxday ay…
Read More » -
amaanka
WARBIXIN : Heerka Camburinta , Caga-Jugleynta iyo Cadaadis ay la kulmeen Weriyayaashii soo tabinayay qalalaasihii ka jiray Muqdisho 18-19-kii February
Magalada Muqdisho ayaa ka mid ah meelaha ugu halista badan ee ay ka howl-galaan warbaahinta Soomaaliyeed isla markaana ay kala…
Read More » -
amaanka
AKHRISO : Khasaaraha Nafeed EE ka Dhashay isku Dhacyadii Bannaanbaxayaasha iyo Ciidanka Dowladda
Jimcihii 19-kii February dagaal ka dhacay Daljirka Daahsoon oo maalinaas la filayay inuu bannaanbax ka dhaco ayaa sababay khasaare isugu…
Read More » -
amaanka
Warbaahinta Caalamka: Farmaajo Waxaa uu Isku Dhejinayaa Kursiga, Doorashadana Dib Ayuu u Dhigay
Warbaahinta caalamka ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa aad u hadal heysay rabashada ka dhacay dibadbaxyada nabadda ahaa ee…
Read More » -
amaanka
AAMIN AMBULANCE : Ciidanka Dowladda ayaa inoo diiday in aan Qaadno dad Dhaawacyo qabay si loo Badbaadiyo
Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa jimcihii 19-ka February-2021 diiday isu socodka dadka iyo gadiidka sabab la xiriirta in ay ka hortagto …
Read More » -
amaanka
Jubbaland: Haddii Jawi Lagu Wada Hadli karo Jiro Waan Tageeyna Shirka
Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada dalka oo la filayay in uu…
Read More »