U bood dhigaalka

C/qaadir Nadaara Oo Xil Looga Magacaabay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Ogoosto 5, 2017

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay C/qaadir Nadaara, la taliyaha Ra’iisul Wasaaraha iyo wacyigelinta dadweynaha.

Halkaan hoose ka akhriso:

magacaabis (1)