U bood dhigaalka

Daawo: Khudbaddii Madaxweynaha Puntland Uu Ka Jeediyay Shirka Wadatashiga Maamul Goboleedyada

Sheeko:Caalamka

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa amaanay da’daalka ay bilaaweeyn maamulka Galmudug,isagoo geesta kale sheegay in doorashooyinka dalka ay muhiim tahay in ay kawada hadlaan madaxda Dowladda Federaalka iyo hoggaamiyaasha maamul Goboleedyada.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweyne Deni ee Furitaanka Shirka