U bood dhigaalka

Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

Sheeko:Caalamka

Dalal dhowr ah oo ku Yaalla Yurub ayaa mamnuucay safarrada lagu talgayo wadan UK, kabib markii la sheegay in dalkaas uu ka dilaacay nuuc cusub oo Koroona ah Feyrus ah.

Ireland, Jarmalka, Faransiiska, Talyaaniga, Netherlands iyo Belgium ayaa dhammaantood joojinaya safarrada muwaadiniintooda ay ku tagaan UK iyo kuwa ka imaanayo halkasi.

Nuucaan cusub ayaa lasoo warinayaa in gudaha magalada Londan iyo Koonfur Bari dalkaas uu aad u faafayo, waxaana dowladdu soo rogtay xayiraado hor leh, wolow ay kamid tahay dalalka meel mariyey isticmaalka Tallaalka.

Goobjoog News