U bood dhigaalka

Deg-deg: Labo Xildhibaan Oo Muqdisho Ku Geeriyooday

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday labo xildhibaan oo mid ka tirsan yahay golaha shacabka ee  baarlamaanka federaalka ah halka mid kale uu ka tirsanaa dowlad goboleedka koonfur galbeed.

Xildhibaannada geeriyoodaya ayaa kala ahaa: Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle (Col. Ruush) iyo Xildhibaan Kheyre Maxamed Axmed.

Goobjoog News