U bood dhigaalka

Dhageyso Barnaamij Wareedka subaxnimo ee Goobjoog Fm

Oktoobar 23, 2014

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaan barnaamijka kusoo qaadan donnaa Warar iyo Wareysiyo, sidoo kale waxaad ku maqli doontaa xubnihii joogtada ahaa ee Ganacsiga iyo Ciyaaraha.

Waxaa Barnaamijka halkaan si wadajir ah idiin kaga soo gudbinaaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi iyo Axmed Weli Xuseen.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.

Goobjoog Fm