Dhageyso: Somaliland Oo Mushaar U Qortay 954 Macallin

Barayaashani ayaa in muddo ah ku soo shaqeynayay lacag la'aan.

Somaliland ayaa maanta si rasmi ah waxay ushaqaaleysiiyay 954 macalimiin, kuwaasi si bilaash ah ku shaqaynayey muddo sanado ah.

Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle ayaa saxaafadda kala hadlay arrintaasi kaddib markii uu soo dhammaaday kulan ay wada qaateen madaxweyne Muuse Biixi iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirrada oo uu ku jiro wasiirka waxbarashada.

Dhanka kale, waxaa isna arrintaa faahfaahin ka bixiyay wasiirka waxbarashada iyo seyniska Somaliland Yaasiin Xiir Faratoon.

Hoos Ka Dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

12 Comments

  1. ปั๊มไลค์แฟนเพจ, ปั๊มไลค์เพจ, ปั้มไลค์แฟนเพจ, ไลค์เพจ, เพิ่มไลค์เพจ, ปั๊มไลค์เพจ facebook, ปั๊มไลค์เพจ, เพิ่มไลค์แฟนเพจ, เพิ่มไลค์เพจ ราคาถูก, ปั้มเพจ, ปั้มไลค์เพจ

  2. ระบบเพิ่มไลค์, ออโต้ไลค์, ปั้มไลค์คอมเม้น, ปั้มไลค์แฟนเพจ, เว็บปั้มไลค์, ปั้มไลค์, Auto Like, Hack Like Facebook, แฮกไลค์, ปั้มไลค์รูปภาพ

  3. ซื้อไลค์, รับจ้างกดไลค์เพจ, บริการปั้มไลค์เพจ, รับเพิ่มไลค์แฟนเพจ, ซื้อไลค์คนไทยราคาถูก

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW