Dhageyso: Waxgaradka Garoowe Oo Soo Dhoweeyay Duqa Cusub

Nabadoon Cabdiraxmaan Samatar Jaabiri oo kamid ah waxgaradkii soo xulay golaha degaanka Garoowe ee maanta doortay duqa magaaladaasi.

Waxaa wax ka weydiiyay sida uu u arko duqa cusub ee Garoowe iyo isqabqabsigii ka taagnaa soo xulidda golaha degaanka.

“Waan soo dhoweynayaa waxaana ka qabnaa rajo fiican waa nin dhallinyara ah oo aqoonyahan ah” ayuu yiri nabadoonka.

Dhanka kale, Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri ayaa wax ka weydiinay waxa sabab u ah in golaha degaanka Garoowe illaa xilligii la dhisay ee xukuumaddii Cadde Muuse illaa maanta in lagu soo xulayo qabiil.

Wuxuu sheegay in nidaamka asxaabta badan oo loo guuro in ay tahay arrin dastuuri ah.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW