U bood dhigaalka

Dhageyso: Xildhibaanno Baaq Ka Diray Dagaal Beeleedyada

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaanno ka mid ah golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa nabad ugu baaqay beelo walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.

Waxa ay xildhibaannadan sheegeen in ayaan darro weyn ay tahay in xilligan ay dad Soomaaliyeed isku dilaan aano qabiil, iyaga oo ku baaqay in nabadda laga wada shaqeeyo.

Xildhibaannadan ayaa ka dalbaday waxgaradka Soomaaliyeed iyo maamullada ka jira deegaannada la isku hayo in ay kaalin ka qaataan nabadda iyo isku keenista shacabka.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News