U bood dhigaalka

Doorashada Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka oo Muqdisho Ka Dhacayso

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa goordhow lagu wadaa in Teendhada Afinsyooni ee  Xalane ay ka bilaabato doorashada ku-xigeennada  guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo habeenkii xalay lasoo doortay guddoomiyaha golaha, waxaana ku tartmaya labada kursi ee ku-xigeenka koowaad iyo labaada 17 musharrax oo u taagan ku guulaysiga.

Magacyada musharraxiinta guddoomiye ku-xigeenka koowaad oo maanta dhacaysa ayaa waxaa u sharaxan 10 musharrax oo kala ah.

1: Maxamad Cali Cumar Caana nuug

2: Sacdiya Xaaji Yaasiin

3: Cabdixakiin Cabdow Xaydar

4: Cabdiraxmaan Cabduqaadir Cadde

5: Khadiijo Maxamed Diiriye

6: Maxamed Cabdalla Axmed Maxamed

7: Maxamed Nuur Abuukar

8: Maxamed Cumar Caymooy

9: Saciid Maxamed Maxamuud

10:  Maxamed Cabduqadir Xaaji

Magacyada musharraxiinta guddoomiye ku-xigeenka labaad oo isla maanta dhaceysa u tartamaya 7 musharax oo kala ah:-

1: Cabdulaahi Cumar Abshirow

2: Mahad Cabdalla Cawad

3: Maxamad Xuseen Abuukar

4: Asad Cabdirisaaq Maxamad

5: Axmad Aadan Axmad

6: Saciid Maxamad Cali

7:Ayuub Ismaaciil Yuusuf

25-kaan musharax ayaa saaka u tartamaya doorashada guddoomiyaha golaha sahcabka iyo labdiisa ku-xigeen oo lagu wado in ay ka dhacdo xarunta ciidamada cirka ee Afisyooni.

Goobjoog News