U bood dhigaalka

Doorashada Turkiga: Tirinta Codadka Doorashada oo Bilaabatay

Sheeko:Caalamka

Dhamaan goobaha codbixinta ayaa la xiray kadib markii ay dhamaatay codbixintii doorashada Baarlamaaniga.

Wararka waxaa ay sheegayaan in dadka u soo baxay doorashadan ay ka badan yihiin doorashadii hore ee bishii June.

90% dadkii u ragestergareysnaa in ay codeeyaan ayaa la leeyahay waxaa ay ka codeeyeen goobaha codbixinta.

Doorashada waxaa la sheegayaa in loolan adag uu u dhaxeeyo Xisbiga Talaya haya iyo axsaab badan oo ka soo horjeeda.

Halkan ka Akhriso Warbixinnadii Maanta aan ka qornay Doorashada Turkiga: 

Madaxda Turkiga oo Ka Codeeyay Doorashada, Kuna Booriyay Dadka in ay Codeeyaan

Doorashada Turkiga: Imtixaan Shacbiyadda Madaxweynaha Recep Tayyip Erdogan

Doorashada Turkiga: Wax Ka Baro Axsaabta Ku Tartameysa Doorashada Dalka

Turkiga oo Dooranaysa Baarlamaan

Natiijada kala soco Goobjoog News