Dowalad Goboleedka Jubbaland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana qoraal kasoo baxay Jubbaland lagu sheegay in maamul ahaan  ay diyaar u yihiin  in go’aan loo dhan yahay laga gaaro qabsoomidda doorashooyin la isku raacsan yahay oo dalka ka dhaca wakhtigii loogu tala galay ee  2020-2021ka.

Halkaan Ka Akhriso

No photo description available.

 

No photo description available.

 

Related Articles

32 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW