U bood dhigaalka

Dowladda Jabuuti oo War Kasoo Saartay Colaadda Itoobiya

Sheeko:Caalamka

Dowlada Jabuuti ayaa war qoraal ah waxaa ay ka soo saartay colaadda ka taagan dalka Itoobiya, waxaana ay noqotay wadankii ugu horeeyay ee IGAD oo  ka hadashay dalaaglka dalkaasi ka socda gobolka Tigree, kaas oo dhex maraayo dowladda dhexe iyo maamulka Tigree.

War ka soo baxay Wasaarrada Arimaha Dibadda Jabuuti ayaa lagu sheegay in Jabuuti ay si buuxda u taageereyso midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Itoobiya,  Dowlada Jabuuti ay muujisay in ay diyaar u tahay in ay dadaalada Nabada iyo xasiloonida ka qeyb ah u gali lahayd.

                                                                   Halkaan Ka Akhriso

Goobjoog News