Dowladda Oo Shacabka Iyo Ganacstada Soomaaliyeed Ugu Baaqday In Loo Gurmado Shacabka iyo Dowladda Suudaan

Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii ugu ba’naa ee dalkaas soo mara muddo ka badan 100 sano.

“Waxaan u tacsiyeynay waddanka aan walaalaha nahay ee Suudan oo aan leenahay Soomaaliya waa ay idin garab taagan tahay. Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed iyo shacabka Soomaaliyeed in gurmad deg deg ah la siiyo walaalaheen Suudan oo na garab istaagay xilligii aan u baahneyn” ayuu yiri sii hayaha Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha, Cabdullaahi Xaamud.

Shirka Golaha oo uu guddoomiyay Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka,Mahdi Guuleed ayaa sidoo kale lagu go’aamiyay in muwaadiniinta Suudaan ee ku dhaqan Soomaaliya laga dhaafo kharashaadka degganaanshaha iyo ganaaxyo haddii ay jireen.

Suudaan oo ka mid ah dadalka sida weyn u garab istaagay Soomaaliya, waxaa ku nool in ka badan 7,000 oo mawaadiniin Soomaaliyeed ah oo isugu jira arday iyo qoysas kale.

Related Articles

5 Comments

  1. patients hypertension appearance of to an inherited cialis buy online. [url=http://clomidusy.com/]order cheap clomid usa[/url] would be necessary sympathetic, vigilance settings or chemicals on exertion.

  2. Покупка угля для кальяна – важный этап, так как от его выбора будет зависеть качество кальяна, время его курения, и то, будет ли у вас потом болеть голова. Современный рынок угля очень велик, какой же уголь для кальяна купить?
    Древесный
    Саморазжигающийся
    Электрический.
    Подробнее о каждом виде угля для кальяна.
    Древесный уголь делается из разных древесных сортов, сейчас все пользуются кокосовым, так как он отлично себя зарекомендовал. Такой уголь курится ориентировочно 40 минут, но может и больше, в зависимости от его размера.
    Качественный кокосовый уголь не имеет ярко выраженных привкусов при курении и не должен рассыпаться при нагревании.
    Саморазжигающийся уголь содержит в себе селитру и есть лишь один производитель, который гарантирует ее отсутствие, но этот уголь все равно нельзя назвать качественным.[url=https://h-magic.su/catalog/ugol-dlya-kalyana/]Уголь для кальяна купить Ярославль[/url] с доставкой.
    Единственный плюс этого угля в том, что его можно разжечь даже на зажигалке, он подойдет в том случае, если вы, например, собрались взять кальян на природу.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW