DR.Dufle “ Ma Jiraan Wax 4.5 Aan Saxiixnay Oo Ka Tarjumaya Matalaada Gobolka Banaadir ”

Senetor Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah guddiga isku dhafka labada aqal ee loo igmaday diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka doorashooyinka qaranka ayaa waxa uu si adag uga hadlay wararka sheegaya in 7-da kursi ee la sheegay in gobalka Banaadir uu ku yeelan doono aqalka sare lagu qeybsanayo nidaamka 4.5.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW