Dr. Fawziya Abiikar Nuur:

Dr. Fawziya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka & DaryeelkaBulshada, waxaa ay ka soo jeedaa gobolka Hiiraan.

Marwo Fowsiyo, waxaa ay ku dhalatay Jowhar 1960-kii, waxbarashada dugsi hoose/dhexe iyo sare waxaa ay ku qaadatay magaalada Muqdisho iyada oo ka baxday dugsi sare Banaadir.

Waxbarashada Jaamacadeed, waxaa ay ka qalinjabisay kuliyadda sharciga ee Jaamacadda umadda 1985-tii, kadib isla kuliyaddaas ayey ka noqotay bare kaaliye, shahaadada labaad ee Master iyo Phd-da waxaa ay ku sameysay dalka Talyaaniga iyada oo diyaarisay Public Health, Master-ka waa  Health Services Management  ee machadka the Istituto Superiore di Sanitá in Rome, Italy halka shahaadada PhD ka diyaarisay Public Healthee Jaamacadda  l’Universitá degli Studi di Roma, ‘La Sapi enza’.

Dhanka khibradda shaqo: muddo waxaa ay ka shaqeysay Jaamacadaha Talyaaniga, 4-tii sano ee ugu dambeysay waxaa ay joogay Nairobi iyada oo la shaqeyneysay hey’adda qaramada midoobey ee WHO.

Goobjoog News

Related Articles

33 Comments

  1. Pharmacie Cialis El Priligy Funciona Vendita Kamagra France [url=http://cialibuy.com]Cialis[/url] Kamagra Oral Jelly Box Amoxicillin And Green Tea Propecia Substitutes

  2. Although ED is non an inevitable import of aging, at that place is a overconfident correlation coefficient
    with years. The preponderance of 5.1% in 20- to 39-year-honest-to-god manpower increases to 70.2% in hands 70 years of geezerhood and older.
    Because the aetiology of ED a great deal involves a compounding of vascular, neurological, endocrinological, and science factors,
    the circumstance is not circumscribed to senior hands.
    Former take a chance factors such as vessel disease,
    hypertension, diabetes, hypercholesterolemia, and smoke wealthy person been powerfully connected with an increased preponderance of ED http://lm360.us/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also

Close
Close
Goobjoog

FREE
VIEW