War
DFS oo Kulammo Wadatashi la Yeelatay Xisbiyada Siyaasadda iyo Ururrada Bulshada Rayidka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo xog-wareysi ah oo ay yeesheen Guddiyaasha Wadahallada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo guddiyo matalayey qeybaha…
By Bilal Qaasin Fiqi (Aar) • Jannaayo 31, 2026

