U bood dhigaalka

Eyga Waalan Ee Mareykanka Oo Noqonaya Wasiirka Gashaadhigga

Sheeko:Caalamka

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Janaraal  James Mattis u rashaxay in uu noqdo wasiirka arrimaha gashaadhigga.

Janaraal  James Mattis oo loogu yaaro Eyga Waalan waxaa uu horay uga tirsanaa mariinis-ka tagay Ciraaq iyo Afgaanistaan, waxaana Trump ugu yeeray ninkii ugu wanaagsanaa jagadan.

Hadalkan waxaa uu Trump ka jeediyay hadal uu ka jeediyay Ohio, ninka la magacaabay waxaa uu aad u dhaliilsanaa Obama iyo siyaasadihiisa bariga dhexe gaar ahaan Iran.

Goobjoog News