U bood dhigaalka

Galmudug: Gaalkacyo oo Yeelaneyso Gole Deegaan

Sheeko:Baarlamaanka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Kaariye Qoorqooq ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ,guddiga madaxweynaha uu magacaabay oo ka kooban 13 ayaa lagu wadaa in muddo 90-shan cisho  ah ay ku soo dhisaan golaha deegaanka cusub ee magaalada Kaalkacyo.

                                                                  Halkaan ka Akhriso

 

Goobjoog News