U bood dhigaalka

Galmudug Oo u Digtay Puntland

Ogoosto 17, 2015

War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa loogu digay maamulka Puntland oo lagu eedeeyay arrimo badan.

Waxaa lagu eedeeyay Puntland in ay hubeynayso Ahlu-sunna Waljameeca, abaabul dagaal oo ay ka wado deegaanka Saaxo ee Gobalka Mudug iyo arrimo kale.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka

WARSAXAAFADEED (1)

WARSAXAAFADEED (2)