Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyey Sharci Muhiim Ah

Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ansixiyey sharciga dakhliga guud ee qaranka.

Ilaa 31 mudane oo ka tirsan senatorada ayaa ogolaaday sharciga sharciga dakhliga guud ee qaranka.

Arrimaha sharciga la xiriira kala soco halkan

Goobjoog News

Related Articles

30 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW