U bood dhigaalka

Golaha shacabka oo ansixiyay xukuumadda Dan-Qaran

Sheeko:Baarlamaanka

Xidlhibaannada golaha shacabka baaarlamaanka jamhuuriyadda federaaalka ah ayaa codka kalsoonida ah siiyay xukuumadda cusub ee ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre.

Xukuumadda oo la soo dhisay labadii bishaan, ayaa maanta la horkeenay golaha shacabka waxaana cod gacan taag ah ku ansixiyay xildhibaannada golaha shacabka.

Waxaa ansixiyay:

Waxaa ogolaatay: 229, xildhibaan.

Waxaa diiday: 7, xildhibaan .

Waxaa ka aamusay: 1, xildhibaan.