Golaha Shacabka oo Ansixiyey Xeerka Matalaadda Gobolka Banaadir

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya ayaa maanta ansixiyay xeerka matalaada Gobolka Banaadir.

Waxan kulanka soo xaadiray 148 mudane, waxaana u codeeyey  142-Xildhibaan, halka 4-mudane  ayaa diiday, wax ka aamusay ma jirin.

Golaha ayaana hadda waxaa ka socda hadal jeedinta guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Yarer oo lagu wado in ay cadeyso in dalka ay ka qabsoomi karto doorasho cof iyo ah ama in kale.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW