U bood dhigaalka

Golaha Shacabka oo Ay Horyaallaan Matalaadda Banaadir iyo Muddeynta Doorashada

Sheeko:Baarlamaanka

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu wadaa in maanta looga hadlo dhameystirka iyo u codeynta matalaadda Banaadir iyo in muddeynta waqtiga doorashada.

Ajendaha loo diray xildhibaannada ayaa waxaa ku qornaa in la sii-wadayo matalaadda Banaadir isla markaana ay la sugayo hor imaatinka Xaliimo Yarey oo ah guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashada oo laga sugayo iney ku dhawaaqdo waqtiga doorashada 2020/2021.

Wixii ka soo baxa halkan kala soco.