U bood dhigaalka

Golaha Shacabka oo Waqtigiisu Dhammaaday oo Meelmariyey Misaaniyadda 2021-ka

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2021, oo uu ka  dib dhacay.

Waxaa guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, waxaana  ansixinta Miisaaniyadda Dowladda 2021 u codeysay 145-mudane mana jirin  aamuSID yo wax diiday.

Goobjog News