Golaha Shacabka:Xildhibaanno Ajande Kala Duwan Heysto Oo Gudaha U Galay Xarunta.

Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabka waxaa haatan ku sugan xarunta Xildhibaanno heysto labo Ajande ee kala duwan .
Ajandaha koowaad waa Mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, halka Ajandaha labaad uu yahay ka doodista darbiga Belad-xaawo.
Xildhibaannada waxaa kale oo ay noo sheegeen in gawaaridooda ay ula gudbeen xarunta, halka ilaalada looga reebay Dabka iyo Daljirka-daahsoon.
Wararka ku saabsan kulanka golaha shacabka kala soco Goobjoog .com
Goobjoog News
Atfdgg qjsgtl cialis price walmart price of cialis
Yrltzk omrvlm Order viagra usa cialis without a prescription
Ounvkw oudxhg Buy cheap viagra cialis no prescription