U bood dhigaalka

Goobjoog oo June Sadaalisay Heshiiska Dhuusamareeb 3 ee Deegaannada Badan, 301-da Ergo iyo Isu-geynynta 903-da

Sheeko:Baarlamaanka

Warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa bishii June 2020, waxaa ay saadaalisay dhammaan heshiiska doorasho ee lagu gaaray Dhuusamareeb 3 inta u dhaxeysay 15-19 Ogoosto, 2020.

Prof. Xasan Sheekh Cali oo ka tirsan falanqeeyeyaasha Goobjoog ayaa sadaaliyey haddii la waayo qof iyo cod sida ay noqon doonto, isaga ooo sheegay in loo baahan yahay (1). Heshiis siyaasadeed oo dibadda ka ah baarlamaanka federaalka ah (2). In la kordhiyo deegaanka doorasho oo laga dhigo ilaa 3 (3). In ergada laga dhigo 301 (4) In la isku geeyo kuraasta oo 3-dii kursi ay isla doortaan ilaa 903 ergo.

Haddaba halkan hoose ka waado saadaalinta Goobjoog

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/3664193276940497