U bood dhigaalka

Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada oo Go'aamo kasoo saaray Xallinta Mushkiladda Gobolka Hiiraan

Oktoobar 21, 2014

Shir ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo loo xilsaaray xallinta mushkiladda Gobolka Hiiraan ayaa laga soo saaray go’aamo dhawr ah oo ku aaddan rabshadaha ka dhacay gobolka Hiiraan.

Hoos ka akhriso Qoraal kasoo baxay Wasiirada.

unnamed