• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Sunday, April 18, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland
    Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

    Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

    Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

    Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

    Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Mudda Kordhinta Loo Sameeyay

    Kulankii Farmaajo iyo Beesha Caalamka Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday

    Baarlamaanka Puntland Oo Ka Horyimid Mudda Kordhinta Farmaajo Loo Sameeyay

    Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

  • Warbixinno

    Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

    Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

    Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

    Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

    Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa

    Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

    Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

    DR.Maxamed Bilaal “Mushaar La’aanta Ciidanka Koonfur Galbeed Ayaa Sababay Wxyaabaha Qaldan Ee Ka Dhacaya Gobolada Baay & Bakool “

    Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

    Kadib Guusha Mursal, Akhriso Qorshaha Hortabinta Golaha Shacabka Iyo Shaqada Laga Sugayo

    Golaha Mursal oo Ka Doodaya Mooshin Doorasho Xilli Mucaaradka Ka Digayo

    Trending Tags

    • Ammaanka

    • Caafimaadka
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      Guddiga horusocodka Maamulka Maaliyadeed ee xukuumadda oo Warbixintoodii Labaad soo saaray

      July 25, 2014
      in Wararka Dalka
      Reading Time: 2 mins read
      Share on FacebookShare on Twitter

      Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta ka hadlay warbixintii labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed (FGC) oo la soo saaray 15-kii June, 2014, isagoo diiradda saaray tallaabooyin muhiim ah oo lagu hagaajinayo maamulka hantida guud ee Soomaaliya. Warbixintan waxaa laga heli karaa: http://www.mof.gov.so/publication-documents/.

      “Qorshaha Maamulka Maaliyadeed wuxuu xukuumadda iyo deeq-bixiyeyaasha u oggolaanayaa inay ahmiyadda siiyaan xallinta qaar ka mid ah arrimaha ugu muhiimsan ee Soomaaliya wajahaya, isagoo naga caawinaya inaan Mustaqbal wanaagsan dhisanno,” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane. “Waxaan horumar fiican ka gaarnay Qorshaha Maamulka Maaliyadeed, inkasta oo ay muhiim tahay in taageero degdeg ah laga helo deeq-bixiyeyaasha haddii aan xawligan ku sii soconayno.”

      Wax-qabadyadii ugu waaweeynaa ee warbixinta lagu xusay waxaa ka mid ah:

      • Xeerka Hagaajinta Soo-iibsiga iyo Xeerka Hanti-dhawrka: Labada xeerba waxaa ansixiyay Golaha Wasiirrada waxaana loo gudbiyay Baarlamaanka si loo ansixiyo. Markii la ansixiyo oo ay sharci noqdaan, xeerarkan waxa ay asaas muhiim ah u noqonayaan maamul maaliyadeed oo hufan una adeega danaha muwaadiniinta Soomaaliyeed.

      • Qoraal Xisaabeedyo: Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Maaliyadda ayaa diyaariyay qoraal xisaabeedyo muujinaya hufnaan oo asaas u ah maamul wanaagga hay’adaha.

      • Qandaraasyada Xukuumaddu bixiso: Guddiga ayaa dib-u-eegis ku sameeyay lix qandaraas oo la bixiyay, kuwaas oo XFS fahansiinaya waxyaabaha ka khaldan qandaraasyada hadda jira muujinayana khatara ay tahay in la iska ilaaliyo markii la sameeynayo qandaraasyada mustaqbalka.

      Isagoo ka hadlaya warbixinta, ayuu wakiilka Bangiga Adduunka ugu jira FGC yiri, “Inkasta oo ay wali wax badan dhiman yihiin, horumarka laga gaadhay Qorshaha Maamulka Maaliyadda ayaa gacan ka geysanaya isbaddalo muhiim ah. Waxaan rajeeynayaa in dhammaan deeq-bixiyeyaasha daneeynaya dawlad-wanaagga Soomaaliya ay dardar galin doonaan dadaalladooda lagu taageerayo tayada oo ah muhiim, xaaladaha qaarna, soo dib dhacay.”

      Guddiga Maamulka Maaliyada ayaa waxaa la iskugu keenay mas’uuliyiin muhiim ah oo ka socda Dawladda iyo kuwo ay soo magacaabeen Hay’adaha Maaliyadda ee Caalamiga ah (IFIs), kuwaas oo la soconaya fulinta Barnaamijka Maamulka Maaliyadeed (FGP) ee dhawaan la bilaabay.

      FGP waxaa loogu talagalay in lagu xoojiyo maaliyadda guud iyo maamulka bangiga dhexe iyo in talooyin madax-bannaan looga bixiyo qeybo muhiim ah oo ka mid ah maamulka maaliyadeed.

      Sidaas dartees, FGP waxa uu kabayaa oo xoojinayaa dadaallada xukuumadda iyo deeq-bixiyeyaasha ee lagu dhisayo nidaamyo lagu maamulo hantida guud.

      Barnaamijka waxa uu wax ka qabanayaa arrimahan soo socda oo muhiimad degdeg ah u leh maamulka hantida guud ee Soomaaliyeed: sameeynta Bangi Dhexe oo shaqeeynaya si wanaagsanna loo maamulo, maamul wanaagsan oo loo sameeyo maareeynta dakhliga iyo kharashka guud, sameeynta nidaamyo soo-iibsi dawladeed iyo bixinta qandaraasyada, iyo soo celin wax ku-ool ah oo hufan ee hantida Qaran.

      Guddiga Maamulka Maaliyadeed (FGC) wuxuu si joogti ah ugu kulmaa Muqdisho inuu la socdo horumarka guud ee Barnaamijka Maamulka Maaliyadeed ee Soomaaliya iyo inuu xukuumadda kala taliyo arrimo muhiim ah iyo qeybaha maamulka maaliyadeed. Guddigu wuxuu ka kooban yahay shan xubnood iyo hal goob-jooge (oo ka socda IMF). Xubnaha waxaa ka mid ah Wasiirka Maaliyadda (ahna Guddoomiyaha), Mudane Xuseen Xalane; Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee cusub, Mudane Bashiir Ciise; La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee Dhanka Siyaasadaha Aweeys Xaaji; Wakiilka u jooga Bangiga Adduunka, Nigel Roberts; Wakiilka u jooga Bangiga Horumarinta Afrika, Ellias Ngalande; iyo goob-joogaha IMF, Ake Lonnberg.

      ShareTweetPin
      Previous Post

      Axmed Cali Daahir oo loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

      Next Post

      Puntland, Jabuuti iyo Yemen oo heshiis dhinaca Kalluumaysiga ah kala saxiixday

      WARAR DHEERAAD AH

      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi
      amaanka

      April 18, 2021
      Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday
      amaanka

      Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

      April 18, 2021
      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle
      amaanka

      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

      April 18, 2021
      Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Mudda Kordhinta Loo Sameeyay
      amaanka

      Kulankii Farmaajo iyo Beesha Caalamka Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday

      April 18, 2021
      Baarlamaanka Puntland Oo Ka Horyimid Mudda Kordhinta Farmaajo Loo Sameeyay
      amaanka

      Baarlamaanka Puntland Oo Ka Horyimid Mudda Kordhinta Farmaajo Loo Sameeyay

      April 17, 2021
      amaanka

      Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

      April 17, 2021
      Load More
      Next Post

      Puntland, Jabuuti iyo Yemen oo heshiis dhinaca Kalluumaysiga ah kala saxiixday

      Maamulka G.Banaadir oo dib u howl galinaya Dugsigii 15-ka May

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      amaanka

      Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

      April 17, 2021

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa...

      Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

      Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

      April 17, 2021
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021

      Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

      April 14, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada

      Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

      April 14, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

      April 18, 2021
      Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

      Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

      April 18, 2021
      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

      April 18, 2021
      Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Mudda Kordhinta Loo Sameeyay

      Kulankii Farmaajo iyo Beesha Caalamka Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday

      April 18, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 449,052 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW