U bood dhigaalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Soo Dhammeystiray Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Sheeko:Baarlamaanka

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe ayaa soo dhamaystiray guddiga xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha oo maanta qaar kamid horay loo soo saaray, waxaana guddoomiyuhu soo magacaabay 2 xubnood kadhimaanaa 10 xubnood golaha ku matalaya guddiga.