U bood dhigaalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Soo Saaray Liiska Guddiyada Golaha Shacabka

Sheeko:Baarlamaanka

Guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa soo saaray liiska guddiyada kale duwan ee Baarlamaanka iyo magacyada xildhibaannada ku jira 14-ka guddi uu leeyahay golaha shacabka Baarlamaankiisa 11-aad ee dhowaan la soo doortay, kaas oo badelay Baarlamaankii 10-aad ee ka horeeyay oo guddiyadaan horey ugu soo shaqeeyay.

Guddiyada ugu waaweyn ee Baarlamaanku leeyahay ayaa waxaa kamid ah guddiga difaaca, guddiga arrimaha dibadda, guddiga la socodka maaliyadda, guddiga arrimaha gudaha, maamullada gobollada, amniga iyo xuduudaha, iyo guddiga Beeraha, hormarinta Reer Miyiga iyo Kheyraadka Badda iyo guddiyo kale oo gudan oo ku jira liiska lasoo saaray.

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

May be an image of text that says '6. 7. 8. HOP#166 Ahmed Abdi Hashi Fiqi HOP#014 Daud Abdikarim Sh Omar HOP#1 68 Luul Ibrahim Omar Hassan HOP#181 Marian Moalim Isak 10. HOP#197 Mohamed Abukar Abdi 11. HOP#209 Mohamed Husscin Hadi Alamagan 12. HOP#110 Mohamed Muhumed Mohamed Aden MMM) 13. HOP#157 Mohamood Ahmed Adan 14. HOP#017 Qaladla Ali Awale Abdi Page 10 10'

Goobjoog News