U bood dhigaalka

Guddoomiye Abshir iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Hobyo

Sheeko:Baarlamaanka

Wafdi balaaran oo hoggaaminaayo guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa goordhow gaaray magaalad Hobyo ee gobalka Mudug.

Safarkan ayaa waxaa guddoomiye Abshir Axmed ku wehlinaayo xildhibaanno labada gole ee baarlaamaanka federaalka ah oo dhammaantood laga soo doorto deegaanada Galmudug, waxaana ka mid ah Sanater Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid, Xildhibaan Axmed Fiqi, Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad, Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye iyo mas’uuliyiin kale, waxaa kale oo ka dhexmuuqday Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo dhowaan isu soo tasgay murashaxnimada Galmudug.

Wafdigaan Xildhibaanada ah ee gaaray magaalada Hobyo ayaa waxaa uu ka mid yahiin wufuud lagu casuumay xiritaanka shirka weynaha nabada iyo dib u-heshiisiinta qaar ka mid ah beelaha da Galmudug oo ka socda magaalada Hobyo lana filaayo inuu soo xirmo malainimada khamiista ah ee soo aadan. 
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 4 people, people smiling, suit
Image may contain: 2 people, people smiling
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and sunglasses
Image may contain: 1 person, smiling, sunglasses
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 2 people
Goobjoog News