U bood dhigaalka

Guutada Soomaaliya Oo Ka Dhax dagaalameysa Ukraine

Sheeko:Caalamka

Waxaa cirka isku sii shareeray xiisadda dagaal ee u dhaxeeyso dalalka  wada dhaca bariga  qaarada yurub ee Ukraine iyo Russia.

Dagaalka ayaa xiiso sii yeeshay  kadib markii ay gudaha u galeen  ciidamada ruushka magaaloyiin waawayn oo ka tirsan dalka Ukraine.

Ruushka ayaaa dhamaan howlgaliyay  guutoyinkiisa ciidamada, waxaana ciidamada kamida guuto lagu magacaabo guutada manaxayaasha soomaaliya kuwaas oo uu taageero ruushka.

Maxay yihiin guutada soomaaliya?

Waaa guto ka tirsan ciidamada militariga gobalkaDonetsk  oo lagu magacabo “Somalia Battalion” ama guutada soomaaliya, waana guutada kowaad ee taangiyada.

Ciidamadan ayaa ka aasasan gobolka Donetsk ee ay ka taliyaan ciidamada uu tageero ruushka, waxaana hada ay ka soo dhax muuqden   dagalka Ukraine iyo Russia.

Gutadaan ayaa hore logu magacaabi jire 1st Separate Tank Battalion Somalia, oo ah guutada kowaad  taangiyada ee soomaaliya, waxaan lagu tilmaama in ay yihiin sooma jeesto yaal.

Dowlada Ukraine ayaa u aqoonsan  ciidamadaan in ay yihiin argagaxiso, waxaan tageero xogan ay ka helaan aqalka kiriminaalka.

Goobjoog News