U bood dhigaalka

Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada Kuraastii Ugu Dambeysay Oo La Shaaciyay

Sheeko:Baarlamaanka
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada seddax kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka.
Doorashada kuraasta la shaaciyay ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar lagu qabto 30-ka bisha oo ku beegan sabtida soo socota
Kuraasta la shaaciyay ayaa ah HOP#135, HOP#141 iyo HOP#146, waxaaba kuraastaan baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaannada kala ah :-
HOP#135: Aamino Maxamed Cabdi
HOP#141: Maxamed Abuukar Islow Ducaale
HOP#146 : Cabdullaahi Maxamed Nuur