U bood dhigaalka

Hirshabeelle : Liiska Doorashada 11 Kursi Oo La Shaaciyay

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga  hergalinta dooroshooyinka  SEIT ee Hirshabeele ayaa shaciyay liiska 11-kursi oo kamida kuursta golaha shacabka ee deegan dooroshadooda ay tahay magaalda baladwayne.

Kuraasta la shaciyay ayaa  kala ah HOP#004, HOP#010, HOP#011, HOP#019, HOP#030, HOP#039, HOP#058, HOP#059, HOP#063, HOP#066 iyo HOP#135.

Waxaa baarlmankii 10-aad  ku fadhiyay xildhibaanada kala ah  :-

HOP#004: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone)

HOP#010: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan C/risaaq Axmed Maxamed (Jindi)

HOP#011: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cabdrisaaq Cumar Maxamed

HOP#019: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Farxiya Muumin Cali

HOP#030: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Daahir Amiin Jeesow

HOP#039: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Maryan Axmed Haarun

HOP#058: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Nuur Iidow Bayle

HOP#059: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Samiira Xasan Cabdulle

HOP#063: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre

HOP#066: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan  Cumar Cismaan Waasuge

HOP#135: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi