U bood dhigaalka

Hoobiyeyaal Iyo Rasaas Ka Dhacaya Muqdishu

Sheeko:Dalka, War

Hoobiyeyaal aan la garaneyn meel laga soo tuurey ayaa goordhaw kusoo dhcay xaafada Ku dhaw Airportiga Aden Cadde.

Dhawaaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa goobo badan, iyadoo aan sidoo kale la ogeyn cidda rasaasta loogu jawaabayo.

Dadweyne ku nool qeybo ka tirsan Waaberi waxaa ay Goobjoog News u sheegeen in meelaha qaar uuro lagu arkayo oo aan waxba arkin. Dhacadadan waxaa ay Ku aadeysaa iyada oo saacado naga xigaan doorashada madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya.

Ammanka magaalada Muqdisho ayaa la adkeeyay si qalalaaso looga hortago, laakin sida muuwata taasi xitaa waxbo ma tarin.

Faahfaahinta kala soco, Goobjoog News