U bood dhigaalka

Itoobiya: Guddiga Doorashooyinka Oo Amray In Dib Loogu Noqdo Doorashada Jigjiga

Sheeko:Caalamka

Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa gebi ahaanba qaadacay natiijada doorashada magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Natiijada oo uu muran badan hareeyay ayaa lagu amray in kadib baaritaanno ay sameeyeen guddiga dib loogu noqdo doorashada Jigjiga.

Guddiga ayaa maalmihi la soo dhaafay ka arrinsanayay cadeeymo muujiyana wax isdaba marin iyo musuq oo ay soo gudbiyeen musharixiinta qaar.

Goobjoog News

Akhriso Warbixin Goobjoog Ay Horay Uga Diyaarisay Gobalada Itoobiya Sida Ay Doorashada Uga Dhacday

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/akhriso-doorashada-abiy-uu-isla-galay-bilaw-illaa-dhaamad/